Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Man City Oo Taako Kala Kulantay Norwich City

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha
0
Man City Oo Taako Kala Kulantay Norwich City
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Man City rajada ay ka qabtay hanashada horyaalka England ayaa meesha kasii baxeyso kadib markii ay 0-0 la dhaafi waayeen naadiga Norwich City kulan ka tirsanaa EPL.

Macalin Manuel Pellegrini kooxdiisa waxay kalsooni ka qabeen inay Norwich ka talaabsan karaan balse kulankan garoonka Carrow Road labada dhinac waxay awoodi waayeen inay 90-daqiiqo gool iska dhaliyaan.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Man City ayaa inta badan kulankan kubada heesatay sidoo kalena xidigaha City fursadihii ay heleen gaar ahaan Sergio Aguero isku dayadii uu sameeyay waxaa si geesinimo kaga bad baadiyay goolhaye John Ruddy.

Sidoo kale kooxda Norwich City ayaa dhankeeda ku sigatay inay sedex dhibcood oo qaali ah hesho madaama xidigeeda Patrick Bamford oo kulankiisii ugu horeeyay ebid EPL kasoo muuqday fursad qaali ah iska qasaariyay kubada qoriga goosha ku dhuftay.

Man City dhibicda ay heshay ayaa ka dhigan inay haatan leedahay 51-dhibcood sidoo kalena kaalinta 4-aad ku jirto balse waxay 9-dhibcood ka hooseysaa kooxda Leicester City oo EPL hogaamineyso.

Dhanka kooxda Norwich City iyadana dhibicda ay heshay ayaa ka dhigan inay haatan leedahay 25-dhibcood waxayna kaalinya 18-aad kaga jirtaa kala horeynta EPL.

Previous Post

Dhageyso Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya Waxqabadka Wasaaradda Warfaafinta

Next Post

HORDHAC: Everton Vs Chelsea – Guus Hiddink oo Chelsea ku bad baadin kara FA Cup-ka & Lix Dhacdo oo kulankan ku saabsan-

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In