Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Xildhibaanno kormeer howleed ku tegay Sool iyo Sanaag “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Xildhibaanno kormeer howleed ku tegay Sool iyo Sanaag “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal ay ku gaareyn Deegaanno ka tirsan Goballadda Sool iyo Sanaag,

Qaar kamid ah Xildhibaanada oo dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa sheegay inay socdaal shaqo ku tegeen deegaanno badan oo ay ka midyihiin buuhoodle iyo kuwa kale, isla markaana kulamo ay la qaateen odoyasha dhaqanka oo ay kala hadleen midnimada Ummadda Soomaaliyeed, isla markaana uu wada hadalkooda guulo ku soo dhamaaday.

Related posts

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026

Xildhibaan Cabdirashiid Cabdullahi Maxmaed, Xildhibaan Cabdullaahi Xasan Rooble iyo Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa yiri “Waxaan gaarnay deegaanno dhowr ah, waxaana la kulanay odoyaasha dhaqanka, waxaana dowladda Federaalka ah ugu baaqaynaa inay xoojiyaan midnimada Ummadda Soomaaliyeed, runtii bulshada ku nool Sool iyo Sanaag  waxa ay yihiin kuwa ay ka go’antahay ka shaqeynta midnimada Ummadda Soomaaliyeed”.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/03/CODOD-XILDHIBAANO-BUUHODLE-19.03.2016.mp3
Previous Post

Waalidiin dhalay carruur ku dhimatay barkad biyo lacaga cabo oo codsaday in la caawiyo

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dagaalka Al-Shabaab ay ka wadaan Puntland dowlad ahaan nooga ma duwana kuwa ay ka wadaan gobollada kale ee dalka”

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya: “Ma jiri doonto wax muddo kordhin ah” (Sawirro)

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dagaalka Al-Shabaab ay ka wadaan Puntland dowlad ahaan nooga ma duwana kuwa ay ka wadaan gobollada kale ee dalka”

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta ka bilaabay diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Galbarwaaqo ee gobolka Mudug, oo ka...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

April 28, 2026
0

Muqdisho, Abriil 28, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
0

Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In