Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Qardho ....
Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo...
Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa looga diyaar garoobayaa soo dhowaynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya...
Muqdisho, Disembar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay...
Heshiiskan ku saabsan iskaashiga wada shaqeneed ee Baarlamaanka JFS iyo Golaha wakiilada Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa Soomaaliya u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Sudan.
Muqdisho, 06 Okotobar 2017, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee u...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xerada tababarka ciidanka Xoogga Dalka ee laga hirgeliyay duleedka Muqdisho, kaasi...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...
Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho