Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Obama oo maanta booqandoona dalka Cuba

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Obama oo maanta booqandoona dalka Cuba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagi doona magaalada Havana ee caasimada Cuba, waana madaxweynihi ugu horeeyay ee Mareykan oo booqda dalkaasi muddo 90-sano ah kadib.

Wadamada Cuba iyo Mareykanka ayaa cilaaqaadkooda uu aad u xumaa tan iyo sanadkii 1959, xilligaasoo Xukuumadii uu Mareykanka taageerayay ee Cuba uu afgambiyay Fidel Castro.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Madaxweyne Obama ayaa booqashadiisu waxay albaabada u furi doontaa xiriir wanaagsan oo u billowda Mareykanka iyo Cuba.

Madaxweynaha Cuba Raul Castro ayaa la filayaa inuu soo dhoweeyo Madaxweyne Barack Obama, iyagoo yeelan doona kulan ay ku kala saxiixandoonaa heshiis iskaashi oo ay yeeshaan labadaasi dal.

Mareykanka ayaa horay cunaqabateyn ugu soo rogay Cuba, xilligii uu taagnaa khilaafkii labada dal u dhaxeeyay, waxaana lagu wadaa in Aqalka Congress-ka Mareykanka ay cod u qaadaan qaadista cunaqabateynta.

Ammaanka Caasimada Havana ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaa wadooyinka la suray calanka Mareykanka, iyo sawirrada Barak Obama.

Previous Post

Dowladda Turkiga oo sheegtay in Daacish ay ka dambaysay qarixii Istanbul

Next Post

Dabdamiska Gobalka Banaadir Oo ku Guuleystay daminta Dab ka kacay Isbitaalka Banaadir

Next Post
Dabdamiska Gobalka Banaadir Oo ku Guuleystay daminta Dab ka kacay Isbitaalka Banaadir

Dabdamiska Gobalka Banaadir Oo ku Guuleystay daminta Dab ka kacay Isbitaalka Banaadir

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In