Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

26 sano kaddib Oo Jalalaqsi ay ka howlgalayaan ciidama boliis ah “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
26 sano kaddib Oo Jalalaqsi ay ka howlgalayaan ciidama boliis ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ay weliyaan saraakiil isugu jira boolis, Soomaali iyo AMISOM, iyo taliyaha qeebta Booliska Gobolka Hiiraan Col’isaaq cali cubdule ayaa manta  garay dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan

Ujeedka safarka Gen,Maxamed shiikh xasan xaamud Taliyaha Booliska soomaaliya uu ku gaaray Degmada Jalalaqsi ayaa ah bogaadinta  ciidamo boolis ah oo muda 26’sana ah kadib ka howlgali doono degmada jalalaqsi waxana garoonka diyaaradaha jalalaqsi ku soo dhaweeyay Taliye ku xigenka ciidama ciiltire ee ka socda Dalka Jabuuti

Related posts

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026

.Intasi kadib Taliyaha ciidamada booliska iyo xubnihii la socday ayaa gaaray saldhiga booliska Degmda si ay usoo indha indheyaan qeybaha uu ka kooban yahay saldhiga maadama ay howlgali donaan ciidamada booliska ee maanta gaaray Jalalaqsi.

Munaasabada kooban oo lagu qabtay gudaha magaalada jalalaqsi ayaa ugu horeyn waxa ka hadlay qaar kamid dadka ku dhaqan jalalaqsi waxa ayna siweyn usoo dhaweeyeen wafdiga maanta gaaray iyagoona balan qaaday iney la shaqeyn donaan ciidamada booliska.

Sidoo kale Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Col’isaaq cali Cabdulle oo madasha ka hadlay ayaa shacabka ku nool jalalaqsi ka codsaday iney la shaqeyaan ciidamada booliska ee lasoo gaarsiyay degmada.

Ugu Dambeyn Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Maxamed Shiikh Xasan Xaamud waxa uu dadka ku nool Jalalaqsi uu ugu baaqay in ay ka qeyb qaatan horumarka ciidamada booliska degmada iyo dhamestirka Ciidama Booliska maadaama ay yihiin ciidamadii ugu horeyay ee boolis ah oo laga howlgaliyey Degmada.

Boolis Jalalaqsi (1)Boolis Jalalaqsi (2)Boolis Jalalaqsi (4)Boolis Jalalaqsi (5)Boolis Jalalaqsi (6)Boolis Jalalaqsi (7)Boolis Jalalaqsi (8)

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

C/wali Gaas oo gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug.

Next Post
C/wali Gaas oo gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug.

C/wali Gaas oo gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug.

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In