Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddada Via Roma oo olole nadaafadeed laga sameeyay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Waddada Via Roma oo olole nadaafadeed laga sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waddada  Via Roma ee isku xirta degmooyinka Xamar weyne iyo Xamar JaJab ee gobalka Banaadir oo ay ka socotay howlo nadaafadeed ayaa maanta waxaa kormeerey guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

Shaqaalaha waaxda bulaacadaha  wadooyinka  ee dowlada hoose Xamar ayaa goobaha biya mareenka ah ee wadada Via Roma ka soo saaray  qashin fara badan iyagoo ugu talagalay in loo diyaar garooba xiliyada  roobka ineysan  biyuhu fadhiisanin wadada.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Agaasimaha waaxda bulaacadaha iyo wadooyinka ee  dowlada hoose Xamar Maxamed Xasan Casir, ayaa sheegay mahadcelin u jeediyay shaqaalaha ka howlan hagaajinta nadaafadda magaalada.

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Yuusuf Xuseen Jimcaale,  waxaa uu kula dardaarmay bulshada Soomaaliyed ee ku nool magaalada Muqdisho in aysan caqabad ku noqonin bilicda wadankooda  islamarkana ay door ka qaatan horumarinta magaalada Muqdisho.

Dowlada hoose ee Xamar  ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay waxey sii xoojisay  dhismaha wadooyinka iyo olaha  lagu nadiifinaayo wadooyinka qashinka iyo bulaacadaha xirmay si uusan roobka biya fadhiisin ugu sameynin wadooyinka magaalada  caasimadda ah ee Muqdisho.

 

Previous Post

Ra’iisulwasaare Cumar oo kala hadlay odayaasha dhaqanka Hiiraan ka qeyb galka shirka Jowhar-Sawirro

Next Post

Kulan amniga looga hadlayay oo Gaalkacyo lagu qabtay

Next Post

Kulan amniga looga hadlayay oo Gaalkacyo lagu qabtay

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In