Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo jimcaha ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan TVga qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay arrimaha abaaraha iyo sidii wax looga qaban lahaa, waxaan marti ku ahaa wasiirro, hayโadda Maareynta Masiibooyinka qaranka, hayโadda Culumada Soomaaliyeed iyo Ururka Haweenka qaranka xubno ka kala socday, waxaana barnaamijka halkaan ka soo jeedin doona C/raxmaan Yuusuf Sheikh Al-Caddaala ee dhageysi iyo guddoon wacan.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ ๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐ ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฌ๐ค๐ฎ-๐๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ง๐๐ก๐
Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...














































