Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ciidamada Galmudug iyo Al-Shabaab oo la gaarsiiyay Deeq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maxabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ciidamada Galmudug iyo Al-Shabaab oo la gaarsiiyay Deeq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeq isugu jirtay dhar, kabo iyo agabyo kale oo loogu talagalay nadaafadda jirka beni’aadamka ayaa waxa maanta maamulka degmada Gaalkacyo ee Dowlad Gobaledka Galmudug ay gaarsiiyeen maxaabiistii ka tirsaneeyd Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ciidamada Galmudug ay kusoo qabteen dagaaladii ay la galeen maleeshiyaadka argagixisada ee Al-Shabaab.

Duqa dagmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa tilmaamay in deeqdan dharka ah ay tahay mid ay ugu talagaleen maxaabiista, si loo ilaaliyo xuquuqda ay leeyihiin dadka lagu qabto dagaalada.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

“Waxaan u nimid inaan maxabiistii lagu soo qabtay dagaalkii dhexmaray Shabaab iyo Galmudug inaanu u fidino gar gaar waxaan u keenay dhar ay ku badashaan kuwii horay ee ay u wateen oo aad ugu wasaqeeysatay si loo ilaaliyo nadaafadda, isla markaana aysan cuduro uga dhalan” ayuu yiri duqa dagmada Galkacyo

Qaar ka mida maleeshiyaadkaasi oo iyana la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay iney aad ugu faraxsan yihiin deeqdaan, iyagoo dhanka kalena sheegay in si wanaagsan loo dhaqmay intii gacanta lagu hayay.

Dhanka kale magaalada Gaalkacyo ayaa lasoo gaarsiiyay ilaa iyo 14 maxbuus oo ka tirsanaa maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee shalay dagaalku ku dhexmaray, iyaga iyo Ciidamada Galmudug deegaanka Jiray ee Bariga Gobalka Mudug

Tiarada maxabiista ka tirsan maleeshiyaadka Al shabaab ee ciidamada ammaanka Galmudug ay soo qabteen ayaa ilaa haatan gaaraya ilaa iyo 36 maxbuus.

vlcsnap-2016-03-26-13h25m02s112 vlcsnap-2016-03-26-13h25m16s240 vlcsnap-2016-03-26-13h25m53s109 vlcsnap-2016-03-26-13h26m10s28 vlcsnap-2016-03-26-13h26m47s138 vlcsnap-2016-03-26-13h27m10s67 vlcsnap-2016-03-26-13h27m28s40  vlcsnap-2016-03-26-13h28m45s28 vlcsnap-2016-03-26-13h29m01s192 vlcsnap-2016-03-26-13h30m43s107

Sawir Qaade:- Cabdirisaaq Maxamed Axmed

Previous Post

Cayaaraha xagaaga oo ka furmay magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In