Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda NISA oo fashilisay Qaraxyo lagu Dhibaateyn Rabay Bulshada Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Hay’adda NISA oo fashilisay Qaraxyo lagu Dhibaateyn Rabay Bulshada Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA  ayaa saakay FashiliSay  qaraxyo Argagixisadu ay damacsanaayeen in ay ku dhibaateeyaan  Shacabka ku nool Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Howlgalkaan lagu saaray waalxaha qarxa waxaa si wada jir ah u fuliyay ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee  NISA iyo  ciidamada Booliska qeybta Miino Baarinsta.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026

Ciidanka Booliska iyo kuwa NISA oo ah kuwo u diyaarsan markaste ka hortagga falalka ay maleegayaan Argagixisada ayaa lagu soo war geliyay in gaari nuuciisu yahay kaarib yaallo Ex Madaxtooyadii Hore ee Cabdiqaasim Degmada Hodan kaas oo lagu xiray Walxaha qarxa, iyagoo durbadiiba gaarigaas ka fur-furay Qaraxyadii ku xirnaa.

Dadkii Shacabka ahaa ee ka ag dhawaa goobta gaariga Walxaha qarxa uu ku xiranyahay  yaallay ayaa Ciidamadu waxa ay ku Amreen in ay  ka dheeraadaan si dhibaato u soo gaarin howsha ciidamaduna u hirgasho.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa sheegay in gaarigaan la doonayay in dadka lagu dhibaateeyo laakiin xogta Shacabka lagu ogaaday Arrintaan.

“Gaarigaan waxaa saarnaa dhexdiisa Shidaal Rasaas, bambaanooyin iyo gumacyo rasaas ah ciidamada Qaranka NISA ayaana  si geesinimo leh  uga hortagay” Ayuu yiri Afhayeenka Gobolka Banaadir.

Dhinaca kale ciidamada ayaa fashiliyey qarax kale oo lagu soo xiray gaariga uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo marayey nawaaxiga wadada Sayidka ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ciidamadu ku guuleysteen inay miinada ka furaan, iyadoo muwaadinkii gaarigiisa qaraxa loogu xiray uu ciidamada amniga uga mahadceliyay qaraxa ay ka badbaadiyeen.

 

 

Previous Post

Duubabka Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Jowhar ku sii Qul-qulaya

Next Post

Ajaaniib shabaab ah oo lagu qabtay Galmudug, Aqriso wadamada ay ka soo jeedaan

Next Post
Milateriga Nigeria oo sheegay inay dileen  60 ka tirsanaa maleeshiyaadka Boko Haram

Ajaaniib shabaab ah oo lagu qabtay Galmudug, Aqriso wadamada ay ka soo jeedaan

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

September 1, 2026
0

Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In