Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro koofur galbeed ka socda oo Waajid gaaray

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiiro koofur galbeed ka socda oo Waajid gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqancelinta maleeshiyaadka ee maamulka koofur galbeed Soomaaliya, wasiirka warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale ayaa gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmada.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Waajid Caddow C/raxmaan Jugle, oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay imaatanka mas’uuliyiinta ka socotay dowlad goboleedka koofur galbeed uu yahay in tababar u soo xiraan ciidan kamid ah daraawiisha maamulka oo halkaasi tababar ugu soo gabageboobay.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Caddow, ayaa intaa raaciyay in dhowaan ay qorsheynayaan in la furo wadooyinka degmada oo ay go’doomiyeen kooxda Al-shabaab isla markaana dhibaato dhanka nolasha ah ay ka jirto halkaasi.

“Waxaan damacsanahay in ay furaan wadooyinka degmada soo gala isla markaana cadowga ku jira ka saaraan,” ayuu yiri Caddow Jugle.

Guddoomiye, ku xigeenka ayaa ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in xaaladda ka dhanka nolasha ee degmada ka jirta ay tahay mid aad u liidata qaabka keli ah oo raashiin lagu kaani karona ay tahay gaari dameero oo mararka qaar maleeshiyaadka ay dilaan dadka iyo dameerada raashiinka lagu soo qaado.

Previous Post

Taliyaha booliska oo kormeerey imtixaan ka socday Janaraal Kaahiye

Next Post

Qarax khasaare geystay oo Gaalkacyo ka dhacay

Next Post
WAR DEG DEG AH: Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay- AKHRISO LIISKA

Qarax khasaare geystay oo Gaalkacyo ka dhacay

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In