Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hiiraan: Qaraxa waxa uu ka dhacay gudaha Masjidka+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo digniin u jeediyay dad sheeganaya inay leeyihiin Dhulka Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka hiiraan Yuusuf Axmed Xagar Yuusuf Daba-geed oo la hadlay goodhow Radio Muqdisho ayaa sheegay in qaraxu uu ka dhacay gudaha Masjid ku yaala deegaan dhawr KM u jira magaalada Baladweyne halkaas oo ay ku sugnaayeen kooxo uu ku sheegay in ay ahaayeen Takfiir Masjidka dhex daganaa.

“Qaraxa waxa uu ka dhacay masjid dhawr KM u jira B/weyne, 12 qof oo dhaawac ah ayaa laga keenay, 2 qof way dhimatay, 3 saac caawa ayuu qaraxa ka dhacay masjidka oo daaqadaha u xeran yihiin” ayuu yiri guddoomiye Yuusuf Daba-geed

Related posts

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026

Guddoomiye Yuusuf Daba-geed ayaa sheegay in hada uu baaritaan socdo islamarkaana lagu howlan yahay sida wax u dheceen, waxaase uu tilmaamay in loo badinaayo in qaraxa meesha lagu farsameynaayay balse la hubin doono ilaa birri hadduu alle idmo.

Dhanka kale guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa dhinaca kale sheegay in ragga dhaawaca ah ee la keenay Isbitaalka ay diideen in la daaweeyo iyagoo dhaqaatiirta iyo howl wadeenada Caafimaadka ku tilmaamay Gaalo.

“kuwii la keenay isbitaalka ayaa diiday in la daaweeyo, waxeyna ku tilmaameen howl wadeenada Isbitaalka in ay Gaalo yihiin oo aysan taaban Karin” ayuu yiri guddoomiye Daba-geed.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga uu la yeeshay Mustaf Warcaddeeye guddoomiye Dab-geed.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/03/Wareysi-Guddoomiyaha-gobolka-Hiiraan-Dabageed-Okk.mp3

 

Previous Post

B/weyne: Laba qof ayaa ku geeriyootay Masjid Caawa Bam gacmeed lagu tuuray

Next Post

Madaxweynaha “duulaan ayay ciidamada dowladda ku qaadeen Al-shabaab”

Next Post
Madaxweynaha oo Tacsi u direy Shacabka Sacuudiga

Madaxweynaha “duulaan ayay ciidamada dowladda ku qaadeen Al-shabaab”

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In