Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo kormeeray xaruntii Maxkamadda gobolka Baay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo kormeeray xaruntii Maxkamadda gobolka Baay “SAWIRRO”

SAMSUNG CAMERA PICTURES

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Amniga ayaa kormeeray qaybo ka mid ah xarumaha dowladda  ee bur bursan  oo ay ka midtay xaruntii maxkamadda Gobolka Baay

Kadib markii dhawaan Baarlamanka Koonfur Galbeed uu ansaxiyey Guddiga Adeega garsoorka baarlamanka ayaa waxaa maanta xaruuntii hore ee Maxakamadda Gobolka Baay kormeeray Madahaweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Cabdifataax Maxamed Ibraahim geesay

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026

Dhismaha Maxakamadda ayaa waxaa ka muuqadey  bur bur, Maadaama  dhoor iyo labaatankii sano ee lasoodhaafey aanay shaqeyn isla markaana helin  wax dib u dayacatir ah

Mas’uuliyiinta ayaa kormeeray  qaybaha dhismaha Maxakamadda ay ka koobantahay .  madaama dawladdu ay waddo qorshe dib u dhis looga sameynayo xarumihii dawladda  oo badankooda ka muuqata Bur bur.

Wasiirka amniga Cabdifataax Geesey oo saxaafadda la hadlayey ayaa  sheegay in u jeedka kormeerka ay la xiriirtay sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa bur bruka ka muuqda xarunta maxkamadda, waxaana uu intaa ku daray in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu amar ku bixiyay in dib u dhis lagu sameeyo xaxrunta maxkamadda.

Kormeerka Madaxweynaha Koonfur Galbeed   maxkamadda gobolka ayaa ku soo aadaya xili dhawaan baarlamaanka Koonfur Galbeed uu ansixiyey Guddiga adeega garsoorka.

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

Siraaji Sheekh Isxaaq Baydhabo

 

Previous Post

Al-shabab oo dishay horjooge ajnabi ah oo kooxdaasi ka mid ahaa

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In