Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha J. F. S. oo ka hadlay howlgalki lagu dilay horjooge ka tirsanaa Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo soo dhoweeyay go’aanka hoggaamiyeyaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan ay dib ugu noqonayaan shirka magaalada Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalki ay ciidamada Kumaandoosku ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose, kaasoo lagu dilay horjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in howlgalkaasi  oo qaatay habeen iyo maalin lagu dilay horjooge  Xaan Cali Dhoore oo ka tirsanaa Shabaab isalamarkaana  abaabulay qorshe lagu dhibaateeyn lahaa ummadda Soomaaliyeed, isagoo xusay in gacanta lagu soo dhigay maleeshiyaad  ka nid ahaa argagixisada Shabaab.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026

Sidoo kale madaxweynaha ayaa bogaadiyay ciidamada ka qeybgalay howlgalkaasi, isagoo xusay iney ciidamadu sii wadi doonaan howlgallada dalka looga sifeeynayo argagixisada Shabaab.

“Kumaandooska Soomaaliya iyo Qubarro ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday saldhig uu daganaa horjooaha Amniyaadka u qaabilsan Al-shabaab Xasan Cali Doorre, waxay ay ciidamadu ka hortageen weerarro la qorsheynayay in lagu waxyeeleeyo shacabka Soomaaliyeed, ciidamada howlgalka sameeyay waxa ay gacanta ku soo dhigeen tiro ka mid ah maleeshiyaadka Al shabab, howlgaladaasina si joogta ah ayuu u socon doonaan” Ayuu yiri madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed iney gacan ka siiyaan ciidamada sidii loo dabar goyn lahaa kooxda argagixisada ah ee Shabaab ee dhibaatooyinka ba’an ku haya ummadda Soomaaliyeed ee abriyada ah.

Waa markii labaad ee ciidamada Komaandooska Danab ay howlgallo noocan oo kale ah ka fuliyaan deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose.

 

Previous Post

Wasiirka caafimaadka oo kormeertay qeybta saalada ee isbitaalka Madiina”SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In