Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Pentagon: 12 al-Shabab ah ayaa lagu diley Soomaaliya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Dagaal ay ka qeyb qaateen diyaarado oo ka dhacay duleedka Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Mareykanka ee Pentagon ayaa afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo,Capt. Jeff Davis, ayaa sheegay in ciidanka militiriga Mareykanka ay dileen 12 ka tirsan maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab kadib markii ay howlgal gaadmo ah ka fuliyeen deegaanka Cabdale Biroole oo ka tirsan gobolka Jubada hoose.
Afhayeenka ayaa intaa ku daray in howlgalka maleeshiyaadkan lagu diley oo dhacay maalmihii Isniinta iyo Tallaadada, isla markaana u jeedada goobtaas oo beegsaday ay aheyd meel maleeshiyaadka ay ku maleegayeen weeraro ka dhanka ciidanka Mareykanka ee jooga Soomaaliya.
Howlgalka lagu laayay maleeshiyaadkan oo ay fuliyeen ciidanka Mareykanka ayaa sidoo kale waxaa gacan ka geystay ciidanka kumandooska Soomaaliya kaas oo ka dhacay meel dhinaca waqooyi ka xigta magaalada Kismaayo.
Weerarkan ayaa waxaa uu qeyb ka ahaa weeraro silsilado isku xig xigay oo ciidanka Mareykanka iyo kuwo Soomaaliya ay la beegsanayeen fadhiisamada gudaha Soomaaliya ay ku leeyihiin horjoogiyaasha iyo maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab.

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa laf dhabarka dib u unkidda qaranimada dalka’’ SAWIRRO

Next Post

Haween Soomaaliyeed oo gurmad beni’aadanimo gaarsiiyay qoysas ay saameysay abaaraha “SAWIRRO”

Next Post
Haween Soomaaliyeed oo gurmad beni’aadanimo gaarsiiyay qoysas ay saameysay abaaraha “SAWIRRO”

Haween Soomaaliyeed oo gurmad beni’aadanimo gaarsiiyay qoysas ay saameysay abaaraha “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In