Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka oo ku amray hey’adaha ammaanka iney bur buriyaan shabakadaha dadka tahriibiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka oo ku amray hey’adaha ammaanka iney bur buriyaan shabakadaha dadka tahriibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku xigeenka ahna ku simaha R/wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda F. S. ay ka hortageyso kooxaha dadka tahriibiya, isagoo hey’adaha ammaanka ku amray iney bur buriyaan shabakadaha dadka tahriibiya.

Sidoo kale R/wasaare ku xigeenka ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in la abuurayo unig ka tirsan hey’adaha ammaanka oo qaabilsan ka hortagga shabakadaha dadka tahriibiya,  kaasoo bar tilmaameedsan doona meelaha ay kooxahaasi dadka ka kaxeeyaan.

Related posts

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026

R/wasaare ku xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xusay in dalka Masar lagu qabtay ilaa 200 oo Soomaali ah oo isu diyaarinayay iney badda ku tahriibaan.

Wasaaradaha warfaafinta, Waxbarashada, amniga iyo Awqaafta ayuu ku wargeliyay iney sameeyaan barnaamijyo dadka looga wacyigelinayo dhibaatada tahriibka.

Dhinaca kale R/wasaare ku xigeenka ayaa shirkiisa jaraa’iid ku sheegay in dowladdu tayeeyn doonto baasaboorka Soomaaliga ah si ay dadka ugu fududaato iney u safraan waddamada dunida. loona yareeyo dhibaatda tahriibka.

Wuxuu ugu baaqay beesha caalamka iney gacan ka geystaan sidii dhalinyarada Soomaaliyeed shaqooyin loogu abuuri lahaa, si aysan ugu dhiirran tahriibka.

ugu dambeynti mudane Carte ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ku boorriyay iney ka joogaan tahriibka oo aysan naftooda ku halligin badaha, isagoo tilmaamay in dowladdu ku dadaali doonto sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada Soomaaliyeed.

Previous Post

Ku-simaha R/wasaaraha”Shirka waxaan hor dhignay siyaasadda amniga qaranka”

Next Post

R.W.ku Xigeenka  Xukuumadda oo sheegay inay sameynayaan unug dabagala xogaha shabakadaha wax tahriibiya “War-saxaafadeed”

Next Post
R.W.ku Xigeenka  Xukuumadda oo sheegay inay sameynayaan unug dabagala xogaha shabakadaha wax tahriibiya “War-saxaafadeed”

R.W.ku Xigeenka  Xukuumadda oo sheegay inay sameynayaan unug dabagala xogaha shabakadaha wax tahriibiya "War-saxaafadeed"

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In