Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirrada Ganacsiga Soomaaliya iyo Masar oo heshiis gaaray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada Ganacsiga Soomaaliya iyo Masar oo heshiis gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka  Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku jooga  magaalada Qaahira ee Dalkani Masar ayaa madaxda dalkaasi la galay heshiis.

Booqashadaan oo ay ku wehliyaan Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Khaalid Cumar Cali iyo xubno kale ayaa eheyd mid lagu xoojinayo xariirka ganacsi ee u dhaxeeya lawada dowladood Masar iyo Soomaaliya.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026

Wasiirka ayaa iyo dhigiisa Masar Muhandis Dhaariq Nabiil waxa ay wada saxiixdeen heshiis qodobo dhowr ah oo dhinacyo badan taabanaysa, taasoo wax ku ool u ah labada dowladood

Sidoo kale Wasiirka ganacsiga ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Dowlada Masar iyo Xoghaya Jaamacadda Carabta, taasoo lagu sii xoojinayay xariirka labada dowladood, isla markaana ugu mahadceliyay soo dhaweynta baaxada leh oo ay u fidiyeen isaga iyo wafdigii la socday

Wasiirka gancsiga ayaa u mahad celiyay diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaliyeed ee dalka Masar oo ugu horeeyo siihaayaha Safaaradda Ilyaas Sheekh Cumar oo had iyo jeer ku howlan xoojinta xiirika labada dowladood.

Hashiiskaan ay wada saxiixdeen labada Wasiir ee Masar iyo Soomaaliya ayaa la filaayaa inuu wax ka badali doono hab u socdka kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta dalka oo  ay ku talaabsaneyso dowladda Faderaalka Soomaaliya.

IMG_1838 IMG_1839 IMG_1840 IMG_1841 IMG_1842 IMG_1843 IMG_1844 IMG_1845 IMG_1846 IMG_1847 IMG_1848

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay doorashada iyo xiriirka Ruushka

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee Isbuucii tagay”SAWIRRO”

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee Isbuucii tagay”SAWIRRO”

Waxqabadka Dawladda ee Isbuucii tagay"SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In