Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo looga hadlayay sidii Bulshada looga qayb gelin lahaa hanaanka dib u eegista geedi Socodka Dastuurka , waxaa ka qayb galay Wasiirka Dastuurka, Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista Dastuurka ee Barlamaanka , Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo qaybaha Kala duwan ee bulshada rayidka.

Furitaanka shirkaan oo socon doona mudo labo maalina waxaa la isku weydaarsan doona waxka badalka iyo qodobada mudan in dib loo eego ee dastuurka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Guddoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Dastuurka Maxamad Daahir Afrax oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay bulshada shirkaan kasoo qayb gashay ay si hufan usoo gudbiyaan aragtidooda.

“fikradu waa adinka, inagana waxaa nahay farsamo, waxaad noo soo gudbisaan ayaan ka shaqayn doona, marka waa in aad fikir wanaagsan soo gudbisaan, taasna waxa ay horseedi doonta in bulshadu ay hadhoow marka ay codeynayaan ay howshu fududaato”ayuu yiri Maxamed Daahir Guddoomiyaha madaxa Banaan ee dastuurka.

Xildhibaanad Maryan Cariif Guddoomiha Guddiga dib u eegista Dastuurka ee Barlaamaanka  ayaa soo hadal qaaday maqamka Caasimada.

“waxaa dastuur noqonaya waxa aad isla garataan, inagu qayb ayaan ka qadanaynaa, tankale Muqdisho waa in ay heshaa garsoor xaqa, maahan in marwalba wax loo magacaabo” ayay tiri Xildhibaan Maryan

Wsasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo furay shirka ayaa tilmaamay in aragtida ururrada bulshada ee ku aadan dastuurka in uu yahay mid aad muhiim u ah.

“Waajibka  Wasaaradda Dastuurka waxa uu yahay in bulshada ay la tashato oo aragtidooda ay uruuriso, waxna ka qabato si loo helo wax xaq iyo xalaala, idinkuna waa in aad qayb ka qadataan hadaa dhihi jirteen Waxaan rabnaa inaa gudbino fikirkeena waa tanaa hada fursad ayaan idin siinay” ayuu yiri Wasiirka Dastuurka.

DSC_1386 DSC_1388 DSC_1430 DSC_1449 DSC_1482 DSC_1489 DSC_1501 DSC_1509 DSC_1514 DSC_1534 DSC_1545 DSC_1562 DSC_1596 DSC_1628 DSC_1655 DSC_1681

 

Previous Post

Wasiir Odawaa oo maanta la kulmay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In