Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Odawaa oo maanta la kulmay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Odawaa oo maanta la kulmay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa maanta ka qeybgalay kulan looga hadlayay ammaanka iyo horumarka caasimadda dalka kaasoo ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Muqdisho.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay guddoomiye ku xigeenkada gobolka Banaadir, Agaasimayaasha dowladda Hoose iyo guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir.

Related posts

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026

Intii uu socday kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, nadaafadda iyo horumarka, iyadoo si gaar ah Wasiirka ugala hadlay Mas’uuliyiinta gobolka horumarinta adeegyada  bulshada.

Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka gobolka Maxamed Axmed Diiriye ayaa ugu horeyn uga warbixiyay Wasiirka Arrimaha gudaha waxyaabaha u qabsoomay maamulka, ee la xiriira dhinacyada amniga, nadaafadda,  iyo dhismayaasha wadooyinka.

Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa bogaadiyay mas’uuliyiinta gobolka waxqabadka ay muujiyeen, isagoo xusay in dib loo dhisay wadooyin muhiim ah, sida wadada isku xirta Sayidka iyo Bakaaraha iyo tan Buulo Xuubey.

wasiir-0dawa-2 wasiir-0dawa-3 wasiir-0dawa-4 wasiir-0dawa-5 wasiir-0dawa-6 wasiir-0dawa-7 wasiir-0dawa-8

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday wasiirki Qorsheynta.

Next Post

Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In