Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Mas’uuliyiinta hay’adda FAO oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

astaanta.qaranka

Wasiirka kalluumesiga iyo kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Caymooy ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyin ka socotay hey’adda FAO  ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo Beeraha, iyadoo ay kulanka goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii hey’adda FAO  iyo Wasaaradda kallumesiga  ay isaga kaashan lahaayeen sidii tababbaro loo siin lahaa Shaqaalaha Wasarada iyo diyaarinta  shir ay isugu imaanayan Wasaarada kallumeysiga iyo Wasaaradaha Kallumeysiga ee maamul goboleedyada dalka ka dhisan.

Agaaisamha guud ee Wasaarada kallumesiga iyo kheyraadka badda  Saalax   Cabdi Axmed oo kulunka ka dib la hadlay Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay inay ka hadleen xoojinta xiriirka labada dhinac, isagoo dhanka kale digniin u diray Maraakiibta Shisheeyaha ee sida sharci darrada doonaya inay ka kalluumeystaan kheyraadka badda.

“Waxaan ka wada hadlenay horumarinta Wasaaradda iyo sidii tababbaro loo siin lahaa shaqalaha Wasaaradda  iyo diyaarinta kullumo ay isku imaanayan maamul goboleedyada dalka, sidoo kale waxaan u diraa digniin maraakibta sharci darada ugu kalluumeysto badda”ayuu yiri Agaasimaha guud.

Previous Post

Guddoomiye Guudlaawe: “Haraadiga Al-Shabaab waa laga ciribtiraya guud ahaan Gobolka”

Next Post

Saldhigyo lagu tababbarayay Daacish oo la burburiyay

Next Post
Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan

Saldhigyo lagu tababbarayay Daacish oo la burburiyay

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In