Tababar ay soo qaban qaabisay wasaarada Dastuurka ayaa loo furay Qaar ka mida Shaqaalaha Wasaarada Dastuurka Xukuumada faderaalka Soomaaliya, Gudigga madaxda banana ee dastuurka, kaasi oo ku saabsan Waxbarasahda madaniga ah iyo ka qeybgalka Bulshada ee dib u eegista dastuurka.
Sawir Qaade: maxamed Cabdullaahi Feeraysane