Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kummanaan muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kummanaan muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada illaalada badda ee dowladda Talyaaniga ayaa badda Mediterranean-ka ka soo bad baadiyeen ku dhawaad 2,000 oo tahriibayaal Soomaali u badan oo ku sii jeeday xeebaha dalka Talyaaaniga, si ay u gaaraan Qaaradda Yurub.

Muhaajiriinta la bad baadiyay ayaa saarnaa doomo ka sameeysan goomayaal la aaryeeyay oo dhex sabeynayay badda Mediterranean-ka, waxaana lagu soo waramayaan in qaar ka mid ah muhaajiriinta la geeyay jaziiradda Malta ee dalka Talyaaniga, si loola tacaalo xaaladooda caafimaad, maaddaama ay heysato dhibaato bani’danimo oo aad u liidato.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Sarkaal u hadlay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in markab xamuul ah uu ka qeyb qaatay bad baadinta muhaajiriinta, waxa uu sheegay in cimilada badda Mediterranean-ka oo sii fiicnaaneysa ay sahashay in tirada muhaajiriinta ay soo kororto.

Warbaahinta Caalamka ayaa sheegtay in sanadkaan kaliya ku dhawaad 30,000 oo muhaajiriin oo ka yimid dalalka ka hooseeya Saxaraha laga soo bad baadiyay Badda Mediterranean-ka, kuwaas oo la geeyay xero qaxooti ku yaal Talyaaniga

Previous Post

Q. M. oo taageertay go’aanki madaxweynaha

Next Post

Shirkad laga leeyay dalka Ciraaq oo dhiseysa dekedda Hobyo+Sawirro

Next Post
Shirkad laga leeyay dalka Ciraaq oo dhiseysa dekedda Hobyo+Sawirro

Shirkad laga leeyay dalka Ciraaq oo dhiseysa dekedda Hobyo+Sawirro

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In