Sunday, August 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhiga oo ka qayb galay Xaflad sarakiil tababar loogu xirayay oo Khartoum ka dhacday ” SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhiga oo ka qayb galay Xaflad sarakiil tababar loogu xirayay oo Khartoum ka dhacday ” SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladdan Tababarka loogu soo xirayay oo ka dhacaysay Xero Militari oo ku taal duleedka Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyadoo goob joog ka ahaa dhanka Suudaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan Cumar Xasan Axmed Albashiir iyo Madax kale.

Sidoo kale waxaa meesha goobjoog ka ahaa Diblumaasiyiin ka kala socday dhamaan Safaaradda wadamada Saraakiishooda loogu tababaray Jaamacadda Milatary ee Khartoum ku taala.

Related posts

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

August 9, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

August 9, 2026

Xafladdan oo ay ku qalinjabinayeen Saraakiil Soomaaliyeed oo muddo labo sano ah Layli ciidanimo uga socday duleedka Magaalada Khartoum ayaa soo gabagabeeyay Tababarkooda, iyadoo sidoo kale tababar la qaadanayay Saraakiil kala duwan oo ka tirsan Gobolka geeska Afrika.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Suudaan u yimid sidii uu uga qayb gali lahaa Xafladdaas Saraakiisha tababarka loogu xirayay si uu u dareensiiyo in ay yihiin Saraakiil ciidan oo aad loogu tashanayo muhiimad gaar ahna la siinayo si wadanka u difaacaan

Sawir-qaade: Yuusuf Khasmiir

DSC07469 DSC07498 DSC07503 DSC07530 DSC07537 DSC07543 DSC07549 DSC07566 DSC07570 DSC07584 DSC07587 DSC07597 DSC07609 DSC07634 DSC07637 DSC07644 DSC07646

Previous Post

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaabaneysa deegaannada Koonfur galbeed

Next Post

Guddiga gurmadka abaaraha oo ku baaqay in la gar gaaro dadka ay fahataaddu saameysay “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga gurmadka abaaraha oo ku baaqay in la gar gaaro dadka ay fahataaddu saameysay “SAWIRRO”

Guddiga gurmadka abaaraha oo ku baaqay in la gar gaaro dadka ay fahataaddu saameysay "SAWIRRO"

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

August 9, 2026
0

Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska

Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In