Wednesday, June 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Xagjirnimada looga hadlaayo oo nairoobi lagu qabtay+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan Xagjirnimada looga hadlaayo oo nairoobi lagu qabtay+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan lagu qabtay Magalaada Nairobi oo ay soo qaban qaabisay Hayadda Kobciye ayaa waxaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa fikirka qaldan ee xagjirnimada iyo marin hababinta dhalinyarada isla markaana waxaa lagu soo bandhigay buug ka hadlayo arimo dhowr ah oo ku saabsan xagjirnimada iyo sidii shaqo Abuur loogu sameyn lahaa  dhalinyarada.

waxaana kulanka ka qeyb galay  Xubno ka kala socday  Laamaha Amaanka iyo masuliyiinta Degmada Kama kunji Culimaa udiin,ururada hawenka iyo kuwa dhalinyarada iyo xubno kale oo matalayay Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Sheeq Ismaaciil Xaaji Axmed oo ka mid ah culimaa udiinka soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa ayaa waxa u ka hadlay waxa ay diinta islaamka ka qabto xagjirnimada.

“waxaa lanooga baahan yahay inan ku dayano habdhaqankii Nabi Maxamed (SCW), dadka muusan qarxin jirin,dadkana diinta ayuu ugu yeeri jiray,marka dhalinyaradeenu waa inay bartaan diinta islaamka si ay kaga feejignaadaan fikirkan qaladan oo manta dhalinyarada lagu qaldayo”

Sido kale meesha waxaa ka hadashay Jawaahir Maxamed oo ah madaxa galbeedka islii ayaa ugu baaqday waalidiinta inay ka warqabaan ubadkooda si looga hortago fikirka Xagjirnimada.

“Si looga hortago xagjinimada waxaan ku baaqayaa in dhalinyarada shaqo Abuur loo sameeyo marka ay waxbarasha dhameeyaan oo la garab istaago inta ay isku filnaansho ka gaarayaan,marka waxaan fari lahaa waalidiinta in ubadkooda ay ka warqabaan”

Mudooyinkii ugu dambeeyay masuuliyiinta Soomaalida ee ku jira dowlada kenya ayaa waxa ay xooga saarayeen sidii loo baabi in lahaa fikirka qaldan ee lagu marin habaabixagjir xagjir2

Previous Post

Barnamijka Fanka iyo Fannaanka ee Radio Muqdisho”ku dhageyso Fannaanada Faadumiina”

Next Post

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqancelinta dhalinyarada ka soo goosata Shabaab

Next Post
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqancelinta dhalinyarada ka soo goosata Shabaab

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqancelinta dhalinyarada ka soo goosata Shabaab

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In