Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siyaasadda korontada dalka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Siyaasadda korontada dalka oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ku saabsanaa sidii siyaasadda lagu horumarin lahaa Tamarka wadanka ayaa maanta loo fuaray shaqaalle ka kala socday  qaar ka mid ah Wasaraaddaha Dowladda, shrirkaddaha korantada  iyo,Jamaacaddaha , waxaa uu socan doona tababarkan  muddo shan maalin ah, iyadoo tababbarka  ay ka soo qeybgaleen Wasiiru dowlaha  Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biya, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo xubno kale.

Madaxda isku duwaha  Hay”adda Adra Daahir Shire Maxmaed oo ugu horee hadlay shirka ayaa sheegay in tabababrkan ujeediisa ay tahay sidii  siyaasad loogu raadin lahaa, koranta Soomaaliya

Related posts

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biya , Cabdiwaaxid  Ibraahim Ahmed  ayaa shaqaalaha tababbarka ka qeybgalay ujeediyay in  ay ka faa’iideystaan  tababbarka, isla markaana tilmaayay in laga sugayay  sharciga korantadda Soomaaliya.

Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha  Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biya , Xukuumadda Somaaliaya Sahra Cabdiqaadir  Cabdiraxmaan ayaa shaqaalaha ka qeybqaadanaya tababbarka  ku boaraajisay in si wanaagsan ay cashiradda u  qaadaatan , iyadoo Wasiiradda ka hadashay ahmiyada uu leeyahay sharciga korantada.

“Koranta faa’ iidda ay u leedahay  beni’aadanka, marka sharcigana waad daremi  kartaa  faa’iidada uu leeyahay  marka hadana korantadda sharci lahayn ma socanayso, marka adigoo ah qeyb ka mid ah  korantaddii shirkad ama Wasaaradii  iyo hay”addii  in aan isku keeno aqoonteena, waa inaa isku keeno fikirka nagu wada jirno, marka waa inaa isku soo aruuurino aan sharci  sameysano” ayay tiri Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta.

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha dalka ayaa  dhawaan ku guuleystay  sameynta sharciga biyaha oo iminka la horgeen doona  Baarlamaanka, waxaana xusid mudan in sharciga  korantada  uu ahmiyad weyn uga fadhiyo dalka hadii la hergaliyo kaasi oo kala hayagaya hay”addaha  kortadda iyo dowladda.

vlcsnap-2016-06-01-13h29m55s199 vlcsnap-2016-06-01-13h30m02s28 vlcsnap-2016-06-01-13h30m09s96 vlcsnap-2016-06-01-13h30m15s158 vlcsnap-2016-06-01-13h30m23s240 vlcsnap-2016-06-01-13h30m31s54 vlcsnap-2016-06-01-13h30m43s186 vlcsnap-2016-06-01-13h30m49s248 vlcsnap-2016-06-01-13h31m05s151 vlcsnap-2016-06-01-13h31m13s218

“

 

 

Previous Post

NISA: waxaan dilnay hoggaamiyihii Amniyaatka Alshabaab

Next Post

Horjooge Dulyaddeyn oo duqeyn lagu dilay

Next Post
Horjooge Dulyaddeyn oo duqeyn lagu dilay

Horjooge Dulyaddeyn oo duqeyn lagu dilay

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚

August 22, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In