Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa manta Gaaray magaalada baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, Wafdiga Wasiirka ayaa Waxaa ay wadaan Deeq ay dowladda Dhexe ugu Tala gashay Dadka ay saameeyeen fatahaada Wabiga Shabeele sid ay radio Muqdisho u Xaqiijiyeen Xubno ka mida Wafdiga.
Labada Aqal ee Baarlamaanka oo ansixiyey guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa, ayaa goor-dhow ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan...