Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda galay Imtixaanka shidaadiga ah ee dowladda oo Galgaduud loogu sameeyay xaflad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ardayda galay Imtixaanka shidaadiga ah ee dowladda oo Galgaduud loogu sameeyay xaflad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka  Jaamacadda   Galgaduud  ayaa  munaasabad  u qabtay   Ardaydii  gashay  Imtixaanka midaysan ee  Wasaaradda  Waxbarashada si ay Ardaydu u kala xushaan kuliyadahii ay Dhigan lahaayeen ee Jaamacadda.

Guddoomiyaha Jaamacadda  Galgaduud ee  Qaybta Degmada Caabud waaq C/raxmaan Calas oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay  in ardaydii  gashay Imtaxaanka midaysan ee Wasaaradda Waxabarashada ay uqabteen  Munaasabad lagu dhiri gelinayo  si ay udoortaan  kuliyadaha ay danaynayaan ee ay bixiso Jaamacadda,  ayadoo uu  intaa ku daray in ardayda  dhamaystay Dugsiyada sare ee gobolkaasi ay markii hore qabeen  baahiya  waxbarasho  ayna u soo aadi jireen  waxbarashad heerka  Jaamacadda  magaalooyinka Muqdisho iyo Boorame .

Related posts

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026

Dhinaca Kale waxaa uu intaa ku daray in si nabad ay ku soo Idlaatay   howlahii qaadista Imtaxaanka midaynaa ee lagu qabtay xarunta Jaamacadda  ee ay Taaba gelinaysay Wasaaradda Waxbarashada  ayagoo ay fududeeynayeen sidii uu uga qabsoomi lahaa  Maamulka Degmada  Caabudwaaq

Previous Post

AMISOM oo xaqiijisay in askarooda ay ku lug yeesheen iibinta qalabka loo keeno

Next Post

Koobkii Kooxaha Jaaliyadda Soomaalida ee Qatar oo la soo gaba gabeeyay+Sawirro  

Next Post
Koobkii Kooxaha Jaaliyadda Soomaalida ee Qatar oo la soo gaba gabeeyay+Sawirro  

Koobkii Kooxaha Jaaliyadda Soomaalida ee Qatar oo la soo gaba gabeeyay+Sawirro  

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In