Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Asluubta oo shir muhiim ah uga qeyb galay Austria “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Asluubta oo shir muhiim ah uga qeyb galay Austria “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed Sareey Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo maanta dalka dib ugu so laabtay  kaddib safar labo Todobaad qaatay uu ugu maqnaa dalka Austria.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed ayaa shirar dhowr ah uga qeyb galay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Vienna “VIC” Dalka Austria.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa magalada Vienna ee Dalka Austria uga qeyb galay shir soconaya 3 cisho, kaasoo loogaga hadlayay arrimo badan oo ay kamid tahay ka hortagga dambiyada, horumarinta nolosha iyo mustaqbalka.

S/Gaas Bashiir Goobe aya waxoo kaloo kulamo gaar gaar ah la qaatay mas’uuliyiin ka socday Dowladaha Shirka kasoo qeyb galay, waxa uuna kala hadlay sidii ay iskaashi buuxda ay uyeelan lahaayen dhanka Ciidanka Asluubta iyo Horumarinta Nolosha Maxaabista.

Taliyaha marku shirka soo gabo gaboobay waxa uu kulamo la  qaatay  Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Austria, iyadoo Taliyaha arrimaha ugu weyn uu kala hadlay uu ka mid ahaa sidii gacan weyn ay uga geysan lahaayen  dib u dhiska dhamaan xarumaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee bur bursan.

FB_IMG_1465755029109 FB_IMG_1465755031519 FB_IMG_1465755045408 FB_IMG_1465755045408_1 FB_IMG_1465755051880 FB_IMG_1465755056607

Previous Post

Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi

Next Post

Tartamayaasha degmada Kaaraan oo u soo gudbay wareega xiga ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha degmada Kaaraan oo u soo gudbay wareega xiga ee tartanka

Tartamayaasha degmada Kaaraan oo u soo gudbay wareega xiga ee tartanka

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In