Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo sheegay in kooxda Shabaab ay qarka u saaranyihiin burbur

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo sheegay in kooxda Shabaab ay qarka u saaranyihiin burbur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay in kooxda Shabaab ay markan ku dhowdahay burbur kaddib markii ay la kulmeen dhabar jab weyn oo ku aaddan weerarrada dhanka cirka ah oo ay fuliyaan Dowladda Mareykanka.

Mareykanka waxa ay sheegeen weeraradii ugu dambeeyay ee dhanka cirka ah in lagu beegsaday Saraakiil muhiim ah oo ka tirsan Shabaab, gaar ahaan labo Sarkaal oo Shabaabka dhexdooda aad muhiim uga ahaa, marka loo eego howlihii Shabaabka ay u qaabilsanaayeen.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Duqeymaha ayaa dhacay horaantii Bishii May iyadoo kii igu dambeeyay uu dhacay 13-kii Bishii May waxaana lagu beegsaday Sagaal dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab Saddex ka mid ahna waxaa la sheegay in lagu dilay duqeyntaas dhammaan Afarta weerar ee Mareykanku ka geystay Somaliya Bishii May waxay ka dhaceen meelo fog oo hoos yimaada Deegaanada Shabaabka ay maamulaan.

Dhabarjabka weeraradaasi Shabaabka ay kala kulmeen ayaa la sheegay inay halis ugu jiraan bur bur ku yimaado, maadaama ay waayeen Saraakiil waaweyn oo dhanka Millateriga u qaabilsanaa.

Warka ayaa lagu sheegay in xilli aan fogeyn ay kooxdu bur buri doonto marka la fiiriyo Khasaaraha ka soo gaaray Labadan hoggaamiye ee muhiimka u ahaa maleeshiyaadka Shabaab.

Labada Horjooge ee Shabaabka laga dilay, ayaa lagu kala magacaabi jiray Maxamed Dulyadeyn oo Jubbooyinka lagu dilay iyo Macalin Daa’ud ninkii u qaabilsanaa dhanka tababarada maleeshiyaadka, kaasi oo isagana Duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiil ka socotay Bankiga Aduunka (Sawirro))

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo shirar muhiim ah uga qeyb galay dalka Belgium “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo shirar muhiim ah uga qeyb galay dalka Belgium “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo shirar muhiim ah uga qeyb galay dalka Belgium "SAWIRRO"

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In