Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Meydadka maleeshiyaadki Shabaab ee weeraray Hotelka Naasahablood kow

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Meydadka maleeshiyaadki Shabaab ee weeraray Hotelka Naasahablood kow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka wasaaradda Amniga xukuumada Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shukri oo warbaahinta kula hadlay Hotelka Naasahablood 1 oo Argagixisadu galabnimadii Sabtida ay weerar ku qaadeen.

Cabdikaamil Macalin Shukri ayaa sheegay in ciidanka amaanka ay ku guulaysteen inay soo afjaraan weerarka sidoo kalana ay toogteen kooxihii weerarka soo qaaday.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Afhayeenku wuxuu warbaahinta tusay Maydadka Sadax ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday kuwaas oo ay dileen ciidamada amaanka.

Wuxuu sidoo kale sheegay in dadka ku geeriyooday weerarkaan ay gaarayaan 16-ruux kuwaas oo qaarkood uu ku dumay dhismaha Hotelka intii uu socday weerarka.

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray Wasiiru dowlihii xafiiska R/wasaaraha ee Arimaha Bay’adda Burci Maxamed Xamsa kaas oo ka mid ahaa dadka daganaa Hotelka.

13275185_929308793864827_288678678_o

13549015_929309030531470_17456570_o

Previous Post

Geerida Burci Maxamed Xamsa oo la xaqiijiyay iyo mas’uuliyiin ka tacsiyeeysay geerida marxuumka

Next Post

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii xildhibaan Burci Maxamed Xamsa

Next Post
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Weriye Sagal Salaad Cusmaan

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii xildhibaan Burci Maxamed Xamsa

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In