Akhristayaasheena sharafta leh waxan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ka hadlaya taariikhii halganka Xornimada Soomaaliya 1520-kii ilaa iyo 1960-kii, kaasi oo xambaarsan macluumaad kala duwan.
Barnaamijka gaarka ah waxaan inoo soo diyaariyay Wariyaha Warbaahinta Qaranka Cabdikariim Aadan Xuseen (Ogeysiis)
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...














