Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee K/Afrika oo shaqooyinkoodi u bedeshay wadidda Taxsiyada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee K/Afrika oo shaqooyinkoodi u bedeshay wadidda Taxsiyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyarada Soomaalida South Africa oo kusoo badanayo magaalooyinka iyo wadadda Gawaarida Taxi ga loo yaqaano kaddib markii meelaha Tuulooyinka ay dilalka ku bateen

Dhalinyaradan ku soo badanaysay Dalka K/Afrika sanadihii ugu dambeyay oo dhibaatooyin kala kulma ganacsiyada Tuulooyinka ay u badanyihiin dadka madowga ee K/Afrikanka ayaa waxaa mudooyinkan dambe ay kusoo badanayeen Magaalooyinka gaar ahaan Xaafadaha Soomaalida,

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Waxay dhalinyaradan shaqooyinkooda u badasheen wadidda Tagsiyada u kala goosha magaalooyinka Pretoria iyo Johannseburg oo qiyaastii isu jira 60 km,waxeyna badanaa Tagaasiyadan qaadaan Soomaalida.

Wariyaha Radio Muqdisho iyo SNTV uga soo warama dalkaasi C/qaadir Axad, ayaa ku soo waramaya in Dhalinyarada Soomaaliyeed ay badankood u bedesheen shaqooyinkii ganacsiga  wadidda Tagaasiga kaddib markii ay u adkeysan waayeen dhibaatooyinka u badan dilalka ee madowga dalkaasi ugu geystaan tuulooyinka sidaasi darteedna ay dan bideen iney u soo wareegaan magaalooyinka waa weyn.

C/raxmaan Xaaji Xuseen oo ka mid ah dhalinyaradaas ayaa sheegay uu isaga tagay ganacsigiisi kadib boob dhowr jeer loo geystay dukaankiisa.

” Waxaan ka mid ah  dhalinyarada Tagaasileeyda magaalada Pretoria,waxaan horay u lahaa ganacsi waan isaga soo cararay kadib markuu la iga boobay waxaana magaalada u joogaa inaan ku badbaado”ayuu yiri C/raxmaan Xaaji Xuseen

Soomaalida soo gasho dalka K/Afrika waxaa u badan dhalinyaro da”dooda u dhaxeysa 25 ilaa 35 jir , waxayna ka shaqeyaan ganacsiyada qatarta badan ee Tuulooyinka,  dadka la dila waxa ay u badanyihiin dhalinyaro Shaqaalo ah oo qaata ugu badanaan 250 Dollarka Mareykanka.

Previous Post

Golaha ammaanka oo ku gacanseyray codsigii Kenya ee ahaa in AMISOM la hoos geeyo Q. M.

Next Post

Golaha Wasiirada oo taageerey Baaqii Culima’udiinka ee looga soo Horjeeday weerarkii Madiinatul Munawara+Sawirro

Next Post
Golaha Wasiirada oo taageerey Baaqii Culima’udiinka ee looga soo Horjeeday weerarkii Madiinatul Munawara+Sawirro

Golaha Wasiirada oo taageerey Baaqii Culima'udiinka ee looga soo Horjeeday weerarkii Madiinatul Munawara+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In