Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax weyn oo saaka Muqdisho ka dhacay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Qarax weyn oo saaka Muqdisho ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qarax gaari loo adeegsaday  ayaa saakay ka dhacay ilinka laga galo xerada Xalane oo ah  fadhiisanka ugu weyn ee AMISOM oo xeyndaab qura ay wada jiraan garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Goob jooge la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in uu arkay gaari si xoog ah ku galay goob ciidanka wax ku baaraan (checkpoint) kadib uu xigay qarax weyn.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Qiiq madaw ayaa cirka ku isku shareerey qaraxa kadib, iyadoo inta badan dadka ku nool magaalada Muqdisho ay maqleen jugta qaraxaas.

Qaraxa ayaa ka dhacay waddada ka timaada degmada Wadajir ee soo gasha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halka loo yaqaano Madiina Gate.

Waxaa goobta gaaray ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya kuwaas oo xaqiijinaya amniga, iyadoo saraakiil uu kamid yahay taliyaha hey’adda nabadd sugidda janaraal C/laahi Gaafow Maxamuud iyo saraakiil kale ay halkaas ku sugan yihiin.

Ilaa iyo hadda ma jiro khasaare la soo wariyay oo qaraxaas ka dhacay, wararka qaar ayaa sheegaya in wali ay rasaas ka socoto meesha qaraxa uu saaka ka dhacay.

Wixii ku soo kordha warka la soco insha’alah.

Previous Post

Kuwait oo sheegtay in ay qaban doonto shir waxbarashada Soomaaliya looga hadli doono

Next Post

AMISOM: labo gaari ayaa lagu soo weeraray Xalane, waana laga hortagay

Next Post
AMISOM oo xaqiijisay in askarooda ay ku lug yeesheen iibinta qalabka loo keeno

AMISOM: labo gaari ayaa lagu soo weeraray Xalane, waana laga hortagay

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In