Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Sh/dhexe oo maanta dhagax dhigay iskuul laga dhisayo deegaaanka Kongo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Sh/dhexe oo maanta dhagax dhigay iskuul laga dhisayo deegaaanka Kongo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Kongo ee duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe oo ay ka jirto dhibaata dhanka waxbarashada ah ayaa manta waxa laga dhagax dhigay dhismaha islkuul ay wax bartaan dadka deegaanka oo ay iska kaashadeen qeybaha bilshada

Gudomiyaha Deegaanka Kongo Axmed Tifoow ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay dhismaha iskuul haddii uu hirgalo isagoo maamulkana ka codsaday bixinta dhaqaalaha macalimiinta wax baraya ardaydeegaanka.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

“Bulshada deegaanka dal iyo dibad ayaa iska kaashanaya waan ku faraxsanahay in manta la dhagax dhigo dhsimihiisa waxaan gobolka ka codsanaynaa inay naga caawiyaan macalimiinta marka dhismihiisu dhmaado’’ ayuu yiri gudoomiyaha deegaanka Kongo Axmed Tifoow.

Ku simaha Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe ahna gudoomiye ku xigeenka arrimaha dib u heshiisinta iyo Federaalka Abuukar Cali Maqani ayaa bogaadiyay dadaallada dadka deegaanku ay ku hormarinayaan adeegga bulshada.

“Waan bogaadinayna in dadka deegaanku ay dhistaan iskuulkan aan dhagax dhignay iskaashadaan waana muhiim arintani, waxaan leennahay anagana waan idin garab taaganahay waa inaan iska kaashanna dhamaanteen” ayuu yiri ku simaha gudoomiyaha maamulka G/Sh/Dhexe Abuukar Cali Maqani.

Agaasimaha Guud ee wasaarada dakadaha iyo gaadiidka badda Maxamed  Cismaan Cali  “Dhagax tuur” ayaa sheegay in iyada oo lagu jiro waqti adag hadane ay wax lagu farxo ay tahay in dadku ay ka shaqeynayaan horumarinta adeegyada muhiimka u ah nolosha bulshada

“Tani waxa ay muujinaysaa hormarka gobolka Sh/dhexe waqti adag ayaa lagu jiraa hadane dadku waxa ay go’aansadeen inay iskaashadaan iyagoo horumarinya waxbarashadooda, waxaan leeyahay dhamaan dadka gobolka ha la is kaashado, waxaana rajaynaa inaay noqoto mid ku dayasho wacan ah” Sidaasi waxaa yiri Dhagaxtuur.

vlcsnap-2016-08-08-17h04m35s71 vlcsnap-2016-08-08-17h04m44s158 vlcsnap-2016-08-08-17h06m11s10

vlcsnap-2016-08-08-17h06m40s30

Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramay hawlaha doorashada+Sawirro

Next Post

Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay

Next Post
Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay

Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In