Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Daawo Sawirradda Xafiiska SONNA ee Baladweyne oo si rasmi ah loo furay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
Daawo Sawirradda Xafiiska SONNA ee Baladweyne oo si rasmi ah loo furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa si rasmi ah looga furay Maanta xafiiska Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA.

Xafiiskaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo laga furo magaalada Baladweyne tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Xaflada Furitaanka Xafiiskaan cusub ayaa waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed , Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdirisaaq Yuusuf Cali Bahlaawi, Agaasimaha Wakaaladda SONNA Md.Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala, Agaasimaha Radio Muqdisho Md.Axmed Faarax Siyaad Gaatamow  iyo Marti sharaf kale.

Agaasimaha Wakaaladda SONNA oo Xaflada furitanka ka hadlay ayaa sidan yiri “maanta farxad wayn ayay nootahay inaan dib u howlgalino xafiiskaan oo aanan shaqayn tan iyo burburkii ka dhacay Soomaaliya, waxaana socda qorshe balaaran oo lagu hormarinayo shaqada SONNA.” .

Agaasimaha wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa isna dhankiisa sheegay in xafiiskaan uu yahay kii Sadaxaad oo SONNA ay ku yeelato Gobalada Dalka.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo munaasabadda Fururintaanka Xafiiska Cusub ka hadlay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Xafiiskan SONNA lana shaqeen doonaan ka Maamul ahaan.

“Maamulka Gobalka Hiiraan hadaa nahay aad ayaan u soo dhawaynanaa qorshahaan lagu hormarinayo SONNA, iyo in sidoo kale halkaan laga furo xafiiska SONNA .”sidas waxaa yiri Gudoomiye Yuusuf Axmed Hagar

Dhawaan ayay ahayd markii dib loo howlgaliyay xafiisyada Wakaaladda SONNA ee magaalooyinka  Kismaayo iyo Baydhabo , waxaana socda qorshe Wakaaladdu ay xarumo ugu yeelanayso dhamaan gobalada dalka.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

Previous Post

Ciidanka Kumandooska Dalka oo qabtay shan ka mida Al-shabaab oo uu ku jiro Horjooge Ajanabi ah

Next Post

SAWIRO: Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Danab oo howlgal qorsheysan ku qabtay Horjoogayaal Shabaab ka mida

Next Post

SAWIRO: Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Danab oo howlgal qorsheysan ku qabtay Horjoogayaal Shabaab ka mida

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In