Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRO: Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Danab oo howlgal qorsheysan ku qabtay Horjoogayaal Shabaab ka mida

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

Ammaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guuto Cali Baashi Xaaji Maxamed ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in howlgalka oo ay wadajir isaga Kaashadeen Ciidamada Sida Gaarka u tababaran ee Danab iyo Ciidamo gaar ah oo loo tababaray Dowlad Gobaleedka Puntland, lagu qabqabtay illaa Shan ka mid ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo uu ku jiro horjeegihii Kooxdaasi u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada.

Related posts

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026

Gen Cali Baashi ayaa intaa hadalkiisa ku daray in horjoogaha la qabtay oo lagu magacaabo Siciid Cabdullaahi Abuubakar “Al Suudan”, oo u dhashay Suudaan, iyo Afar kale oo maleeshiyaadka alshabaab ka tirsan islamarkaana hal guri kawada daganaa magaalada Gaalkacyo.

Howlgalka ayaa qeyb ka ahaa howlgallo kala duwan oo Ciidamada Kummaandooska Soomaaliya ay ka wadaan qaar kamid ah goballada dalka Soomaaliya, laguna wiiqayo awoodda iyo dhaqdhaqaayada kooxda al-shabaab.
SONNA-News-640x480

Previous Post

Daawo Sawirradda Xafiiska SONNA ee Baladweyne oo si rasmi ah loo furay

Next Post

Madaxwaynaha Dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo loogu soo Dhaweeyay magaalada Jigjiga

Next Post
Madaxwaynaha Dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo loogu soo Dhaweeyay magaalada Jigjiga

Madaxwaynaha Dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo loogu soo Dhaweeyay magaalada Jigjiga

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa isaga iyo Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda...

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u...

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in 1-da Agoosto la furi...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026
0

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In