Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo lacago dul dhigtay madaxa horjooge ka tirsan Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Kenya ayaa sheegtay  in labo Milyan oo lacagta Kenya ah ay siineyso qofkii keenaa macluumaad sahlaya in lasoo qabto Cabdullahi Cabdi Sheekh oo ka tirsan horjoogayaasha Shabaab.

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Xafiiska Kormeeraha guud ee Kenya Jeneraal Joseph Boinnet ayaa sheegay in horjooge Cabdullahi uu hubeysan yahay islamarkaana uu halis ku yahay ammaanka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Booliska Kenya ayaa tuhunsan in Ninkaan uu qorsheynayay Weeraro xiriir ah oo uu ka geysto dalka Kenya, kuwaaso ay ka mid yihiin weerar uu la damacsanaa Magaalada Lamu oo fashilmay.

Sidoo kale Booliska ayaa rumeysan in Sarkaalkaan uu door weyn ku lahaa ama wax uu wax ka qorsheeyay weeraradii  ka dhacay deegaanka Booni ee ka tirsan Magaalada Lamu.

Dowladda ayaa ugu baaqday Dadka inay feejignaadaan soona sheegaan dhaqdhaqaaq kasta oo Qatar ku ah ammniga, iyada oo Saldhigyada Booliska la faray in ay qaadaan tallooyinka ugu haboon ee la xiriira sugidda nabad galyada.

Horjooge Cabdullahi Cabdi Sheekh oo la rumeysan yahay in uu ka soo jeedo Soomaaliya ayaa sawirkiisa waxa uu ka soo muuqday,  muuqaal laga helay Nin ka tirsan Al Shabaab oo Ciidamada Kenya ay ku dileen howllgalkii Deegaanka Baure

Ciidamada Kenya ayaa qeyb ka ah howllgalka AMISOM ee Soomaaliya iyaga oo dowladda Federaalka ka taageeraya dagaallada ka dhanka Maleeshiyaadka Al Shabaab.

Previous Post

Mareykanka oo duqeyn ku dilay hoggaamiyihii Daacish ee Afqaanistaan

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In