Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maryan Nuux Muuse oo muujisay dadaal dheeraad ah+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maryan Nuux Muuse oo muujisay dadaal dheeraad ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maryan Nuux Muuse oo ah gabadha Soomaaliya uga qeybgelysa ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda dalka Barazil oo gelinkii dambe ee shalay ka qeybgashay tartanka orodka 400 mitir ayaa muujisay dadaal dheeraad ah, inkastoo kaalinta ugu danbeysay ay ka gashay tartankaasi oo haween ka qibrad badan kana waayo aragsan ay kula tartameysay.

Maryan ayaa orodkeeda ku dhameysatay 1:10:14 seconds, halka gabadha kaalinta koowaad gashay oo u ordeysay USA, Phyllis Francis ay iyadu ku oroday 50.58 seconds.

Related posts

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026

Dadaalka ay muujisay Maryan Nux Muuse ayaa saxaafaddu caalamka soo qaateen iyadoo ay ku tilmaameen gabar xijaaban oo u ordeysay qaran burburay oo soo kabanaya.

Marka la barbar dhigo Maryan iyo Samsam oo sanadkii 2012 ka qeybgashay Olompic-kadii London kaalinta ugu danbeysayna gashay waxaa la tilmaamay in Maryan ay ka qibrad weyn tahay.

Maryan-nuh-muse- Maryan-nuh-muse-2 maryan-olompic

Previous Post

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo xaflad sagootin ah u sameeyay Danjirihi Jabuuti ee Soomaaliya

Next Post

Orodyahanka Mo Farah oo ku guuleystay tartanka 10,000-mitir ee ciyaaraha Olombikada+Sawirro

Next Post
Orodyahanka Mo Farah oo ku guuleystay tartanka 10,000-mitir ee ciyaaraha Olombikada+Sawirro

Orodyahanka Mo Farah oo ku guuleystay tartanka 10,000-mitir ee ciyaaraha Olombikada+Sawirro

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In