Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Guudlaawe oo  sheegay in amniga Jowhar la adkeeyay, madaama lagu qaban doono shirka  maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Sh/dhexe oo deeq dawo ah ku wareejiyay guddoomiyaha degmada Balcad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlawe Xuseen ayaa sheegay in maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, saraakiisha ciidamada xooga iyo AMISOM ay ka wada hadleen xaqiijinta amniga magaalada Jowhar iyo sidoo kale la dagaalanka maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale sheegay in amniga magaalada Jowhar si weyn loo adkeeyay, madaam lagu qaban doono shirka  maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

“Maamulka gobolka ayaa isugu yeeray saraakiisha ciidanka xooga iyo AMISOM, waxaana ka wada hadalnay sugida amniga, iyo la dagaalanka cadowga Al-shabaab”ayuu yiri gudoomiye Guudlaawe.

Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa horey ula wareegay deegaano dhowr ah oo gobolkaasi ay kaga sugnaayeen maleeshiyaadka Al-shabaab, iyadoo iminka dadka deegaanadaasi ay dareemayaan nabad galyo iyo horumar markii hore aaney haysan.

Previous Post

Wadaad imaam ka ahaa masjid ku yaala New York oo la dilay+Sawirro

Next Post

Sawirro:-Machadka Tababarka Xujeyda Ee SAFA Oo Bilaabay Duruus Ay Siinayaan Xujeyda Soomaalyeed

Next Post
Sawirro:-Machadka Tababarka Xujeyda Ee SAFA Oo Bilaabay Duruus Ay Siinayaan Xujeyda Soomaalyeed

Sawirro:-Machadka Tababarka Xujeyda Ee SAFA Oo Bilaabay Duruus Ay Siinayaan Xujeyda Soomaalyeed

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In