Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabk

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabk
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa maanta xaruntooda magaalada Muqdisho  ku kulmaya, iyagoo la filayo in ay ku soo dhameystiraan hawlaha horyaalla.Ee ka harsan kalfadhigooda ugu dambeeya.

Qodobada ugu muhiimsan ee lagu lagu lafaguri doono kulanka ayaa waxaa ka mid ah qaraar ku saabsan Dastuurka kaasoo qorshuhu yahay in loo gudbiyo dastuurka qabyada ah Baarlamaanka 10aad ee dhawaan la soo dooran doono

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Xildhibaan Maxamed Cumar Max’uud ayaa sheegay in kulanka maanta warbixin looga dhageysanayo Guddiga dastuurka.

Xildhibaan Max’ed Cumar ayaa yiri “Ajandaha kulanka maanta waa warbixin looga dhageysanayo Guddiga dastuurka iyo in Xildhibaanada ay ansixiyaan qaraar ku saabsan dastuurka oo loo gudbin doono baarlamaanka 10aad ee la dhisi doono

Baarlamaanka hadda jira oo ah Baarlamaankii 9aad ee Soomaaliya oo mudadiisa gabaabsiga tahay ayaa dhawaan meel mariyay qaraar qeexaya in ay howsha ay sii wadi doonaan inta laga soo dooran doono Baarlamaanka 10aad ee soomaaliya .

Previous Post

Orodyahanka Soomaaliyeed oo maanta ordaya tartanka 5.kun ee mitir

Next Post

Daawo Sawirrada: Suuq cusub oo laga hirgeliyay degmada Warshiikh

Next Post
Daawo Sawirrada: Suuq cusub oo laga hirgeliyay degmada Warshiikh

Daawo Sawirrada: Suuq cusub oo laga hirgeliyay degmada Warshiikh

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In