Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge Ka tirsan Maleshiyaadka Al- shabaab Oo Lagu Qabtay Degmada Baardheere

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Horjooge Ka tirsan Maleshiyaadka Al- shabaab Oo Lagu Qabtay Degmada Baardheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay   in  ay qabteen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada degmada Baardheere.

Taliyaha Amniga degmada Baardheere Col. Xuseen Cumar Xasan oo la hadlay  warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Madaxii Al-Shabaab u qabilsanaa sameynta Qaraxyada degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Ninka la qabtay ayaa la sheegay in uu Qarax ka geystay degmada Baardheere, ka dibna howlgal ay sameeyeen ciidamada amaanka ay ku soo qabteen,islamarkaa  uu ku jirto gacanta maamulka Baardheere.

“Col. Xuseen Cumar Xasan ayaa sheegay in ninkaasi uu ka tirsanaa kooxda nabad diidka ee Al-shabaab una qaabilsanaa qaraxyada,balse hada waxuu ku jira gacanta ciidanka amaanka,waxaana la marsiin doonaa sharciga” sidaas waxaa yiri Col Xuseen  Cumar Xasan.

Taliyaha ayaa u mahadceliyay shacabka ku dhaqan degmada baardheere ee gobolka gedo,shacabka la’aantood nooma suura gasheen in aan qabano dhagar qabahaan,shacabkana waxuu ugu baaqay in ay la shaqeeyaan ciidanka amaanka.

Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyay qabashada hor-joogahaan ku howlanaa baa bi’inta shacabka degmada baardheere.

Previous Post

Qaraxyo loo adeegsaday baabuur oo goor dhaweyd ka dhacay Gaalkacyo

Next Post

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Luuq

Next Post
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Luuq

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Luuq

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In