Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo xariga ka jaray xarunta Madaxtooyada cusub “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo xariga ka jaray xarunta Madaxtooyada cusub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Madaxweynaha Koonfur Galbeed  Shariif Xasan Sheekh Aadan  iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray Degmada Baraawe ee xarunta Maamulka K/galbeed ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Baraawe.

Wafdi waxa ay kormeer ku sameeyeen qeybaha kala duwan ee magaalada, waxaana ujeedka socdaalka xarig ka jirista Xarunta cusub ee Madaxtoyada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee degmada Baraawe oo dhawaan halkaasi laga dhisay .

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose  Ibraahim Aadan Cali Najax oo ku soo dhaweeyay wefdiga degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa u mahadceliyay Madaxweynaha Koonfurgalbeed dadaalki uu u galay dhismaha Madatooyadan maamulkaasi iyo dadaalada uu ugu jiro horumarinta Dalkiisa.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukumada Soomaaliya  Muumino Sheekh Cumar ayaaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ku ammaantay dib u dhiska Xarumaha wax tarka u leh Maamulka iyo Bulshada qeebaheeda kala duwan.

Madaxweynaha Koonfuf galbeed Shariif Xasan ayaa Xariga ka jaray xarunta cusub oo ay yeelan doonto Madaxtooyda Koonfur Galbeed  Soomaaliya, isagoo halkaasi ka sheegay in Degmada Baraawe laga dhisi dono Dekad ay ku so xirtaan Maraakibta.

Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay Dadka Soomaaliyeed in ay horumarka Dalka ka shaqeyaan oo ay gacan ka geystaan dhismaha dekadda.

DSC_0045DSC_0152DSC_0158DSC_0159DSC_0174DSC_0176DSC_0188DSC_0190DSC_0191

Mohamed Ali Omar Jubba

Previous Post

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaalaha Qarxa “SAWIRRO”

Next Post

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka oo gaaray Columbus “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka oo gaaray Columbus “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka oo gaaray Columbus "SAWIRRO"

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In