Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkadaha Jabaan iyo Afrika oo kala saxiixday 73 heshiis

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shirkadaha Jabaan iyo Afrika oo kala saxiixday 73 heshiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkadaha Dalalka Jabaan iyo Afrika ayaa magaalada Nayrobi ku kala saxiixday 73 heshiis Ganacsi, ujeedka heshiiskaasina waxa u yahay in la dardargeliyo in Shirkadaha Afrika ay ka kaaftoomaan alabooyinka ay dibadda ka keensadaan oo loogu sameeyo gudaha dalalkooda.

Heshiiska oo ay labada Geesoosd wada gaareen ayaa ah markii ugu horeysay ka dhaca dhulka Qaaradda Afrika,waxaana ku baxayaa $ 30 milyan, oo 10 bilyan ka mid ah lagu fulinayo dhismaha asaaska ah ee mashaaricda Jabn ka hirgelinayso Afrika , waxayna lacagahaasi ay Dawladda Jabaan soo marinaysaa Bangiga horumarinta Afrika.

Related posts

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026

Sida ay sheegtay Wakaladda Wararka Turkiga ANADOL, Heshiiska ay wada saxiixdeen Shirkadaha Afrika iyo kuwa Jabaan ayaa loogu magacdaray Shirweynaha Tokiyo ee Horumarinta Afrika(TIGAD) wuxuuna ka kooban yahay horumarinta Arrimaha Ganacsiga, Tenaloojiyada,degaanka, Tacliinta Caafimaadka,Beeraha,Macdanta ,Isgaarsiinta iyo Tamarta.

Dhinca Jabaan waxaa heshiiskaasi uga qeyb galay 22 Shirkadood oo waaweyn iyo mu’asasaad kale, halka Qaaradda Afrikana ay u matalayeen dhawor Shirkadood.

Shirweyne kan ka horeeyay oo lagu qabtay Xarunta dalka Jabaan ee Tokiyo Sanadkii 2013kii , ayaa waxa ay Jabaan uga ballan qaaday Afrika muddo 5 Sano gudahooda lacag dhan$ 30 bilyan.

Previous Post

Wasiiro Kanada ka tirsan oo la kulmay Soomaalida dalkaas ku nool-Saiwrro

Next Post

Booliiska oo gacanta ku dhigay askar dhaawacday dad shacab ah

Next Post
Booliiska oo gacanta ku dhigay askar dhaawacday dad shacab ah

Booliiska oo gacanta ku dhigay askar dhaawacday dad shacab ah

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA-TANZANIA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Madaxda Dowladaha Ururka...

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI-KENYA):-Inta la xaqiijiyay 29 ruux ayaa ku geeriyooday daadad ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya,...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In