Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu sagootinayey howl-wadeeno kamid ah shaqaalaha hey’adda Bisha Cas ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu sagootinayey howl-wadeeno kamid ah shaqaalaha hey’adda Bisha Cas ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo lagu sagootinayey howl wadeeno kamid ah shaqaalaha hay’adda Bisha cas ee dalka Turkiga oo howlo kala duwan u qabtay shacabka Soomaaliyeed, sidoo kalena lagu soo dhaweynayey shaqaale kale oo hey’adaasi katirsan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaa ka qeyb galay wasiiru dowlaha wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya, masuuliyiin katirsan wasaaradda arimaha gudaha, xubno matalayey ururka haweenka qaranka culumaa’udiin iyo marti sharaf kale.

Kulanka waxaa lagu soo bandhigay waxqabadka shaqaalahan intii ay ka howlgalayeen dalka, oo ay ugu dambeysay gargaarkii dhawaan Turkiga uu soo gaarsiiyey shacabka Soomaaliyeed, iyadoo dhinacyadii ka qeyb galay ay ku amaaneen shaqaalahan doorka wanaagsan oo ay ka qaateen howlaha lagu gargaarayey dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Canab xasan Cilmi, iyo gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa labaduba amaanay kaalinta Turkiga ee Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka mudane C/rashiid Maxamed Xidig ayaa u sheegay howlwadeenada cusub ee hey’adda bishaca cas ee Turkiga in ay ka fakaraan sidii dalka ay uga hirgalin lahaayeen mashaariic kala duwan oo anfaca dadka Soomaaliyeed.

“Waxaan fileynaa inaad ka fakartaan mashaariic cusub oo dalka wax badan kusoo kordhiya kuna soo dhawaada dalkiina iyo dadka Soomaaliyeed”ayuu yiri Xidig.

Turkiga ayaa ka qeyb qaatay horumarada kajira Soomaaliya, isagoo sameeyey howlo la xiriira dhinaca gargaarka, waxbarashada iyo caafimaadka.

Previous Post

Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirrada: Tababar ku saabsan khatarta Miinooyinka oo loo qabtay booliiska Soomaaliya iyo AMISOM

Next Post
Daawo Sawirrada: Tababar ku saabsan khatarta Miinooyinka oo loo qabtay booliiska Soomaaliya iyo AMISOM

Daawo Sawirrada: Tababar ku saabsan khatarta Miinooyinka oo loo qabtay booliiska Soomaaliya iyo AMISOM

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In