Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRO:- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRO:- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta 05 September, 2016 waxay safar shaqo ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeena Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Aadan Cadde Airport ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey wafdiga Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana soo dhoweyntaasi ka qayb galay madax kala duwan oo ka tirsan Golayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigiisa ayaa ka qayb geli doona shirka Madasha Wada Tashiga Qaran oo ka furmi doona magaalada Muqdisho maalinta berri ah ee foodda inagu soo haysa, waxaana uu shirkaasi daba socdaa kulamadii hore ee ay madashu ku yeelatay Muqdisho, kuwaas oo looga arrinsanayay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee sanadka 2016.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo ayaa Muqdisho ku sugnaan doona maalmaha soo socda, wuxuuna Madaxweynuhu shirka Madasha ka jeedin doonaa khudbad muhiim ah oo tilmaamaysa sida ay markasta Dawladda Puntland iyo shacabkeedu ugu diyaarsan yihiin dib u dhiska dalkeena Soomaaliya.

gaas2

gaas1
–DHAMMAAD–

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo toogasho ku dilay horjoogihii Shabaab ee degmada Qoryooleey

Next Post
Howlgallo qorshaysan oo Danab  ay ka fulisay Jubbada Dhexe

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo toogasho ku dilay horjoogihii Shabaab ee degmada Qoryooleey

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In