Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay ku simaha safiirta Qatar ee Soomaaliya-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay ku simaha safiirta Qatar ee Soomaaliya-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn


Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay ku simaha safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya danjire Xasan Bin Xamza Asad.

Kulanka labada mas’uul oo lagu qabtay xarunta safaaradda Qatar ee Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay sidii mashaariicda dowaldda Qatar ay ka fulineyso Soomaaliya qeyb looga siin lahaa deegaanada maamulka Puntland.

Related posts

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Qatar ka codsaday in ay gacan ka geysato dib u dhiska isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo

Hassan Bin Hamza Asad ku simaha safiirka dawladda Qadar ee Soomaaliya ayaa dhankiisa soo dhoweeyay dadaalada lagu xoojinayo wax wada qabsiga Soomaaliya iyo Qatar isagoo sheegay in dowladda Qatar ay aad ugu xuntahay dhibaatada dadka Soomaaliyeed ku hayaan kooxda Al-shabaab.

Ku simaha danjiraha dowladda Qatar ee Soomaaliya ayaa sidoo kale, xusay in dowladiisa ka go’an tahay taageeridda shacabka Soomaaliyeed guud ahaan isla markaana Qatar ay ka qeyb qaadan doonto dib u dhiska guriyihii dhowaan u burburey qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

IMG_5663 IMG_5667 IMG_5670 IMG_5675 IMG_5678 IMG_5679 IMG_5682 IMG_5685 IMG_5687 IMG_5688  IMG_5693 IMG_5696 IMG_5712  IMG_5717 IMG_5719 IMG_5725 IMG_5726 IMG_5738 IMG_5745 IMG_5753 IMG_5756 IMG_5764 IMG_5794 IMG_5805 IMG_5834 IMG_5844

Previous Post

Qarax khasaare nafeed geystay oo ka dhacay waddada Wadnaha ee Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo furey Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka “SAWIRO”

Next Post
Madaxweynaha oo furey Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka “SAWIRO”

Madaxweynaha oo furey Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka "SAWIRO"

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

March 9, 2026
0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In