Shir looga hadlayo sidii loo qabyo tiri lahaa qorshaha horumarinta Qaranka ayna soo qabanqaabisay Wasiirka Qorsheynta ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Shirkan oo ah wajigii labaad ayaa waxaa ka qeybgalaya masโuuliyiin ka socota maamul goboleedyada, iyo qeybaha bulshada rayidka ah, waxana shirkan kii ka horeeyay lagu qabtay magaalada Baydhabo.
iyo iskaashiga caalamiga ahย ย Cabdiraxmaan Sheehk Yuusuf Cali Caynte iyo wasiirradda dowladda gobaleedyada, ururada bulshadda rayidka. qeybaheeda kala duwan.
Iyadoo shirkaย lagu wado in saacada soo socda uu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayaaย sidii loo qeybo tiri lahaa qorshaha horumarinta Qaranka Somaaliyeed , waxaana wadatashi lala yeelandioonaaย shacabka Soomaaliyeedย dhamantooda si loo hagaajiyo istiraatiijiyadda horumarinta dalka ee dhinca waxย soo saarka dhaqaalaha iyoa arimo kale.
Shirkanย ayaa wajigiisii hore lagu qabtay magaalada Badhabo bishii aynu soo dhaafnay iyado ay ka qeybgaleen masโuulayiinta dowladda iyo kuwaย dowlad gobaleedyada iyagii isku raacay waxyaabahaย turxaan baxinta u baahan qorshaha in laga saaro waxiiย ย taloย ahnaย lagu biiryo.