Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ka dalbaday shacabka Muqdisho iney dulqaataan inta uu socda shirka IGAD+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka dalbaday shacabka Muqdisho iney dulqaataan inta uu socda shirka IGAD+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay dulqaad muujiyaan inta uu socdo shirka madaxweyneyaasha IGAD kaddib markii si weyn loo adkeeyey ammaanka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Shirka madaxweyneyaasha IGAD ayaa ka dhacaya magaalada Muqdisho  markii ugu horreysay bur-burkii Soomaaliya kaddib, dowladda Soomaaliya diyaar-garow badanna waa ay sameysay.

Related posts

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in ammaanka caasimadda si weyn loo adkeeyey oo ay ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM xaddideen dhammaan dhaq-dhaqaaqa caasimadda, madaxweynuhu waxa uu xusay in shacabka Soomaaliyeed ay  muujiyaan dabacsanaan iyo dulqaad maadaama shirka uu ku soo aaday xiliga maalmaha ciidda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wixii hadda  ka dambeeyey in caasimadda lagu qaban doono shirar kale waa caalami ah, horumarka Soomaaliyana ay astaan u tahay in shirka IGAD oo heer sare  ah in uu ka dhaco.

Madaxweynaha J.F Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu aad ugu cel-celiyey in shacabka Soomaaliyeed ay doorkooda qaaataan oo ay gacan siiyaan ciidanka amniga, doorashooyinka ayuu sidoo kale sheegay in loo istaago sidii looga qeyb-qaadan lahaa.

IB0A1384 IB0A1395 IB0A1400 IB0A1440 IB0A1467

Previous Post

Afhayeenka maamulka G/Banaadir: “Ammaanka Caasimadda aad ayaa loo adkeeyay”

Next Post

Taliyayaasha ciidamada booliiska iyo nabadsugidda oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas C/laahi Ciise Nuur

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule

Taliyayaasha ciidamada booliiska iyo nabadsugidda oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas C/laahi Ciise Nuur

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In