Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay duqeyn

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay duqeyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha bilaa duuliyaha ah rr Mareykanka.

Duqeynta oo ka dhacday deegaanka Kanjaroon oo ku dhaw xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa la sheegay in lagu dilay horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab kaddib markii gantaal lala helay gaari ay saarnaayeen.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026

Horjoogayaasha la dilay waxaa ka mid ahaa Bashiir Dheere oo ahaan jiray horjooge ku xigeenka Shabab u qaablisanaa gobolka Jubada Hoose iyo saddex horjooge oo kale xilli ay ku sugnaayeen banaanka deegaanka Kanjaroon ee gobolka Jubada Hoose.

Bayaan laga soo saaray xafiiska taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in afartan horjooge lagu dilay weerar isdifaacid ahaa oo dhinaca cirka ah, kadib marki ay kooxda Shabab weerar ku qaadeen ciidamada Soomaaliya iyo la taliyaal Mareykan ah oo ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo.

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in ciidamada Soomaaliya ka jooga ay howshoodu tahay la talin.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka furmay Jowhar

Next Post
Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka furmay Jowhar

Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka furmay Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In