Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan oo isku afgartay qodobo dhowr ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan oo isku afgartay qodobo dhowr ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carteh iyo duubabka, maamulka iyo siyaasiyiinta gobolka Hiiraan oo kulamo isdabajoog ah labadii cisho ee lasoo dhaafay ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa isku afgartay qodobo horudhac ah.

Kulan dheer kadib oo dhexmaray Wafdiga Ra’iisul Wasaare ku xiigenka dalka, iyo qaar kamid ah duubabka dhaqanka ee gobolka Hiiraan oo uu horkacayay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayey ku heshiiyeen qodobada soo socda;

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
  • Waxaa la isu afgartay in si degdeg ah loo bilaabo Wadahadal la isugu soo dhaweeynayo kala aragti duwanaanta jirta.
  • Waxey kalsooni buuxda siiyeen wafdiga uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka si ay xal ugu raadiyaan caqabadha siyaasadeed ee hortaagan geedi socodka dhismaha maamulka labada gobol.

Ugu dambeyn, Wafdigi uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa socod dheer ku soo maray magaalada Baladweyne kadibna galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

—–DHAMAAD—–

14522043_812271098875703_77981629_o 14522332_812271128875700_399028330_o 14522357_812272502208896_1380221794_o 14536510_812272475542232_321929982_o 14536774_812272565542223_1034996661_o 14550576_812272452208901_321581419_o 14550728_812272538875559_489514499_o 14550968_812272995542180_1631685874_o 14571880_812272362208910_700332289_o 14571882_812272632208883_1702734229_o 14572521_812272782208868_679390355_o

Previous Post

Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In