Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta caasimadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta caasimadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga hadlayay sidii Ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka Gobolka banaadir ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska Caasimadda Muqdisho, horumarinta ganacsiga iyo  kaabayaasha dhaqaalaha ayaa lagu qabtay magaalada Mqudisho, waxaana kasoo qeybgalay Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Gudoomiyaha iskaashatooyinka Gobolka Banaadir Daahir Maxamuud Dirir ayaa sheegay inay dayactir ku smaeeyeen xaruntii iskaashatooyinka, islamarkaana hadda wixii ka dmabeeya ay si dardar leh u bilaabayaan howlaha horyaala iskaahastooyinka.

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026

Sidookale Qaar kamdi ah xubnaha iskaashatooyinka kala duwan ee Gobolka Banaadir oo kulanka ka hadlay ayaa ka codsaday maamalka Gobolka Banaadir in la ilaaliyo xarumihii iyo goobihii muhiimka ahaa ee iskaahatooyinka ku shaqeyn jireen ee magaalada Mqudisho si ay uga qeyb qataaan horumarinta ganacsiga iyo balaarin wax soo saarka.

IMG_0003 IMG_0011 IMG_0013 IMG_0016 IMG_0018 IMG_0023 IMG_0025 IMG_0032 IMG_0033 IMG_0039 IMG_0055 IMG_0056 IMG_0059 IMG_0061 IMG_0062 IMG_0067 IMG_0069 IMG_0075 IMG_0081 IMG_0090 IMG_0095 IMG_0103 IMG_0109 IMG_0113 IMG_0114 IMG_0116 IMG_0118 IMG_0123 IMG_0124

Sawir Qaade: Maxamed Cabdullaahi Feereysane

Previous Post

Ergada shirka Jowhar oo billaabay aqrinta Dastuurka maamulka Labada Gobol(Sawirro)

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan oo isku afgartay qodobo dhowr ah “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan oo isku afgartay qodobo dhowr ah “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan oo isku afgartay qodobo dhowr ah "SAWIRRO"

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In